U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 14,158 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Cirjeex
Cirjeex

Cirjeex ama loo yaqaano magacyada kala ah (Cirjiir) ama (Mushtari) waa meeraha 5aad ee ugu dhow qoraxda ayadoo u jirta masaafo dherer dhan 5.2 AU, iyo 318 jeer muga dhulka. Sidoo kale, Cirjeex waa kan ugu weyn meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay Waa meere neef (gas) ah, oo jawigiisuna ka samaysan yahay isku dhisyo Haydarojiin iyo Hiliyaam, oo tartiib u noqda haydarojiin dareerto ah. Waxaa suurto gal ah in meeruhu lee yahay bu’ is haysata oo dhagax iyo baraf ah.<ref>"dhagax iyo baraf" Jurmiweynidu oo qabo awgeed, Cirjeex wuxuu lee yahay cufisjiidad aad u weyn, wuxuuna soo jiidaa dibdheerooyin (kometer) iyo dhadhaabyo (asteroider) oo isaga ku dul dhaca, haddi kalena dhulka ayey kusoo dhici lahaayeen. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

  • ... in Ansalaato ama Salar (Sawirka) ay tahay khudaar lagu daro cuntada?
  • ... in ansalaatadu ay tahay caleemo waaweyn oo cagaar ah oo ka baxa carada dhulka?
  • ... in salarku uusan u baahnayn in la kariyo, balse inta badan sida uu yahay loo cuno?
  • ... in ansalaatadu ay ka mid tahay khudaarta maalin kasta ay isticmaalaan dadku?
  • ... in khudaarta kale ee lala isticmaalo ansalaatada ay ka mid yihiin basasha, yaanyada, toonta, kaarootka iyo besbaaska?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

Faylasuuf
Faylasuuf

'Markis waxa uu dhshay 5 may, 1818 waxa uu dhintay 1883 waxa uu ahaa faylasuuf jarmala asalkjiisu waxa uu ahaa yahuudi waxa kale oo uu ahaa saxafi. waa ninka iska leh ama ay katimi argtida maanta loo yaqaano {markasiga} amaba shuucigan maanta layaqaano. waxa uu inbadan mucaarid ku ahaa rasamaaliyada. markes waxa uu ku dhshay magaalada.{Tareer} ee wadanka Jarmalka. waxa la odhankaraa markes waa cidda keentay ama fakertay shuuciyada caalamka maanta laga yaqaano markas waxa uu ahaa nin aad ugu kacsan ama neceb Rasalmaaliyada sanadii 1842 kadib . markii uu maqaalo ku qoray jariirada looyaqaan (rhennsh sietfun) ee kasoo bixi jirtay xiligaas magaalada kolen ee wadanka jarmalka waxa uu kamidnoqday tifaftirayaasha jariiradaas. Waxa uu kadib kahadlay oo uu wax kaqoray xaaladihii ay markaas ku sugnaayeen mujtamicii uu lanoolaa sanadii 1843 ayaa loosheegay in dib ula noqdo midkamida qoraaladiisii uu jariiradaa ku qoray isla markiiba jariiradii waa laburburiyay isna waa loo hanjabay kadib wuu katagay jarmalka waxa paris halkaas ayuu aad ugu dhexgalay mawduucyada falsafada siyaasadda iyo qaarkale oobadan waxa uu laakiin aad ugasoo horjeeday diinaha, oo waxa uu aminsana in diinta iyo nolosha dadku aanay isku galayn,diintuna ay horumarka hortaagantahay,subxaana laah, kaaraal markes waxa uu leeyahay ama loosameeyay taalooyin aad ubadan uu kuyaala wadama badan oo yuruba. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Sawirka Maanta

Jilib .

Jilib .

Maanta Oo Kale

Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.